Waa Sidee xaalada Magaalada Garoowe ka dib dagaalkii xalay ka dhacay?

Waxaa degan saaka xaalada Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka dib dagaal khasaare geystay oo xalay ka dhacay, inkastoo xiisad siyaasadeed oo kacsan ay ka jirto sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo ka tirsan madaxtooyada Puntland ay weerareen xarunta baarlamanka si ay ula wareegaan balse … Continue reading Waa Sidee xaalada Magaalada Garoowe ka dib dagaalkii xalay ka dhacay?